VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Wadan - Lyrics

inkastoo lagu waxyode ama wasakhiyo war xumo tashir waarta ka waabiya waadiiqada toosin wayseen wadooyinka kala wareera waa waareyahaaga waa jiif aad ku dhalate wadankiisa ninka ka tage wehelkiis ka dheerada wale ma huro walbahar aduun inagoo la kala wele waxii ku jiraa war laga hele ala wanaagsanaan lahayda wacad lagama wecanlahede isweydaar wax kuma lumeene wacad lagama wecan lahene ila soo walwaal wakhtiga soo celiyaye wadankiisa ninka ka tage wehelkiis ka dheerada wale ma huro walbahar aduun
Queue is empty
-- / --