VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Bishaaro - Lyrics

Waa bishaaro beer Cilanay markaad soo Baxdeene x Waa bilkhayr baari Wilow markaad soo Baxdeene x2 Ba'da maansiyo heelo Ku bilaabay bilanay Quruxdiina u bilaabay Inciyaarta laboodo ubil-- Aabay kama baqan Karaayee ubilaabay Huuno barasho wanag San ubilaabay x2 Waa bishaaro beer Cilanay markaad soo Baxdeene x2 Waa bilkhayr baari Wilow markaad soo Baxdeene x2 Bal masoo dhutiyaayoo Dhoolay dhaanto maydin Baraayee x2 Waanku dhowranayaaye Dheegow dhulka ayn Xorayno x2 . Dhaqankiyo hidihiyo Dhulkii hooyo x2 Dhab inaan uciyaarno Dhulkii hooyo x2 Sharaftiisa ladhowro Dhulkii hooyo x2 Isticmaarku nadhaafo Dhulkii hooyo x2 Dhibku saas nagu daayo Dhulkii hooyo x2 Bal masoo dhutiyaayoo Dhoolay dhaanto maydin Baraayee x2 Waanku dhowrana Yaaye dheegow dhulka Ayn xorayno x2 Dharcad aan xiraniyo Dhacliyo boqor ee X2 Dhaantada dhaqan Baan uleenahayee X2 Deeqoy reero dagay Dushood mariyee X2 Dhaantada dhaqan Baan uleenahayee X2 Deeqaay somalidaa Darwiishka aheey X2 Dhaantada dhaqan Baan uleenahayee X2 Dharcad oon xiraniyo Dhacliyo boqor ee X2 Dhaantada dhaqan Baan uleenahayee X2 Heelalay somalida Darwiishka ah x2 Dhaantada dhaqan Baan uleenahayee X2 Deeqoy reero dagay Dushood mariyee X2 Dhaantada dhaqan Baan uleenahayee X2 Heelalay somalida Darwiishka ah x2 Dharcad aan xiraniyo Dhacliyo boqor ee X2 Dhaantada dhaqan Baan uleenahayee X2
Queue is empty
-- / --