VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Deqa - Lyrics

Qalbiga caashaq uu tagee Dawiyo loo helin dabiib Dawiyo loo helin dabiib Dawiyo loo helin dabiib 2× Dareenkan ku raacayee Adiga dulmaneey ku jecel Dareenkan ku raacayee Adiga dulmaneey ku jecel Ka daa diishiyo xumaan Ka daa Ka daa diishiyo xumaan 2× Ha dayrin ha dayrin Ha dayrin soo jaleec Ha dayrin ha dayrin Ha dayrin soo jaleec Inuu adi kuu dhukuro Jacayl daran kuu dagaa Inuu adi kuu dhukuro Jacayl daran kuu dagaa 2× Ninkay naftu doontayee Sideen daacad kuugu ahay Sideen daacad kuugu ahay Jacayl daran ii dhigaa 2× Dookhyagan kuu raacayee Adiga dumar kaa xushee Ka daa digishiyo xumaan Ka daa Ka daa digishiyo xumaan 2× Ha dayrin ha dayrin Ha dayrin soo jaleec Ha dayrin ha dayrin Ha dayrin soo jaleec Inuu adi kuu dhukuro Jacayl daran kuu dagaa Inuu adi kuu dhukuro Ileen dhaaka uu karaa Ha dayrin ha dayrin Ha dayrin soo jaleec Ha dayrin ha dayrin Ha dayrin soo jaleec Inuu adi kuu dhukuro Ileen dhaaka uu karaa Inuu adi kuu dhukuro Jacayl daran kuu dagaa
Queue is empty
-- / --