VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Saynab - Lyrics

Saynabeey adaa sharafiyo Adaa sida hariitiya Samsamiyo adaa luulaa Adiga adigaa adigaa Adigaa sansaan qurux leh 2× Markuu soo onkado robku Soo onkado roobku Seer ma waydo u hoorto Ma waydo u hoorto Adiga adigaa Adigaa sansaan boqor leh 2× Saymahan daruur dhibicdooda Amaa saxan saxo Igu dhaygaa Igu dhaygaa Adiga adigaa adigaa Adigaa suurad badniyee Adiga adigaa adigaa Adigaa suurad badniyee 2× Saynabeey caashaqa Ada samir uu yaqaanee Adaa simad ku qaadee Adiga adigaa adigaa Adigaa sansaan roob leh 2× Markuu soo onkado robku Soo onkado roobku Seer ma waydo u hoorto Ma waydo u hoorto Adiga adigaa Adigaa sansaan boqor leh 2× Saymahan daruur dhibicdooda Amaa saxan saxo Igu dhaygaa Igu dhaygaa Adiga adigaa adigaa Adigaa suurad badniyee Adiga adigaa adigaa Adigaa suurad badniyee 2×
Queue is empty
-- / --