ninka shaalka watow ii sheekee shaki ha iga qaadine ii sheekee shaah ii shub shan boqolana keen shib ha iga dhihine ii sheekee x2

sharka cuudu bilaah ha isheegan kuma shaafin karee ha isheegan shaqo mahayee shaxaad mahelee shiidaan ahayee ha isheegan x2

xaajiyow qumanow qorshaha fuli adigaa qoyanee qorshaha fuli maanta waa khamiis qado ii dalab qaadka iyo sigaarkana iisoo qabo x2

inan yahay qaldan iska qul qul isma qaadi karnee iska qul qul quud aan jirin qoryo ha uguran qalbi caruuray iska qul qul x2

xaaji badar noolow boorsada fur bakhaar hayihiiyow boorsada fur ha bakhiilin baal weenta boqol doolar isii boorsada fur x2

waad baadi yowdee ha ibaaran waad boojeesan tahee ha ibaaran baska yuusan kaa taginee baabuurta iska eeg ha ibaaran x2

xaajiyow qumanow wax ila qabo ha iquur saninee wax ila qabo qumbulad gisa ah noo sooqaad aan wada qayilnee wax ila qabo x2

haygu qaan bixinee iska quuso waad qaad wayn tahayee iska quuso laba qaawan isma qaadee qasnadaa maranee iska quuso x2

Exit mobile version