adigaa dumisay adigaa jaceelka kala daadisee dookhana dawar goosayee x2

waa damiir xumaatee daad kaa ku qaadee don't tuch me please x2

maxaad isku daalisaa adiga xabeebtuna kuu dishaa doqonay doqonay doqonay day baabuurka x2

anba kuma doonoo nafta waa ku diidee baska danbe soo raac deey baabuurka x2

dabkii aad shidayaa adiga deeqdiisii kugu daadatee damiir xumaa dib kuu soo dhigtee x2

waaban kaa didaayee kuma diir naxaayee don't touch me please x2

daan daansi makaa rabee aniga dood nooma dhexeen kartee doqonay doqonay deey babuurka x2

Exit mobile version