Heesta Aabo - Lyrics
Hadii aabo arada luuliyo aabo
Laaga dahaba la ii guro
Ku ladnaani maayoo
Laxaw kama bogsanayee
Duco aabo iilo duco aabo iiloo
Duco aabo iiloo
Hadii aabo arada luuliyo aabo
Laaga dahaba la ii guro
Ku ladnaani maayoo
Laxaw kama bogsanayee
Duco aabo iilo duco aabo iiloo
Duco aabo iiloo
Labiska iyo raaxadan
Libin uma arkaayee
Uurka iyo gaajadaa
Lugta socodkaa
Waa bari lugta socodka
Lugta socodka waan bari aabo
Labiska iyo raaxadan
Libin uma arkaayee
Uurka iyo gaajadaa
Lugta socodkaa
Waa bari lugta socodka
Lugta socodka waan bari aabo
Maalmaalay laylee
Amba lumayoo la i waa
Amba ladhay naftaydoo
Ku liibaanay liibaanay
Ku liibaanay ladcadaa
Maalmaalay laylee
Amba lumayoo la i waa
Amba ladhay naftaydoo
Ku liibaanay liibaanay
Ku liibaanay ladcadaa
Hadii aabo haadka lala iyo aabo
Ragba loolan ii galoo
Laacbaa i baxaayoo ka soo
Laaban maayee
Duco aabo iiloo duco aabo iiloo
Duco aabo iiloo
Hadii aabo haadka lala iyo aabo
Ragba loolan ii galoo
Laacbaa i baxaayoo ka soo
Laaban maayee
Duco aabo iiloo duco aabo iiloo
Duco aabo iiloo
Budbuu hadalkuu leeyahee
Inuu laba shub kuu galin
Hadaan la idhigin lixaadka
Ku meel mari lixaadkaan
Ku meel mari aabo
Maalmaalay laylee
Amba lumayoo la i waa
Amba ladhay naftaydoo
Ku liibaanay liibaanay
Ku liibaanay ladcadaa
Maalmaalay laylee
Amba lumayoo la i waa
Amba ladhay naftaydoo
Ku liibaanay liibaanay
Ku liibaanay ladcadaa