VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Imaamkii jacaylka - Lyrics

Arwaaxdaa ku waarine Umatidii aduunyadu Ma dhamaan ayaamuhu (X2) Heedhe labo is aaminoo Axdi meel dhigtaa nahay(X2) Sidaan kuu ogsoo nahay Iftiin baa iiga kaa baxa Adiguna ogaasow ishu macalin weeyaaan (X2) Araga iyo maqalka iyo Aqligaa ku tabayee Imaankii jaceylkuba runtii adiga weeyeeeee (X2) Adimada lixaadkiyo Uruqyada halbowlaha inta dhiigu ka un-kamo Xidida adeegaa ku dhex uumatahayoo (X2) Udgoon ubax ka soo baxey oogada jirkoo idil Adiguna ugaasow ishu mclin weeyaaaaaaan (X2) By: Abdiyare
Queue is empty
-- / --