Heesta Laba is aaminay - Lyrics
Arwaaxdaan ku waarinee
Ku waarinee
Umaan tagin aduunyadaa
Ma dhamaan ayaamuhu
Ma dhamaan ayaamuhu
Arwaaxdaan ku waarinee
Ku waarinee
Umaan tagin aduunyadaa
Ma dhamaan ayaamuhu
Ma dhamaan ayaamuhu
Weedha laba is aaminoo
Axdi meel dhigtaan nahay
Axdi meel dhigtaan nahay
Weedha laba is aaminoo
Axdi meel dhigtaan nahay
Axdi meel dhigtaan nahay
Sidaan kuu ogsoonahay
Iftiinbaa iiga kaa baxa
Adiguna ugaasoo
Ishu macalin ishu macalin
Weeyaan
Ishu macalin ishu macalin
Weeyaan
Sidaan kuu ogsoonahay
Iftiinbaa iiga kaa baxa
Adiguna ugaasoo
Ishu macalin ishu macalin
Weeyaan
Ishu macalin ishu macalin
Weeyaan
Harada iyo maqalka iyo
Aqligaa ku tabayee
Imaamkii jacaylkubaa
Tuji adiga weeyee
Imaamkii jacaylkubaa
Tuji adiga weeyee
Harada iyo maqalka iyo
Aqligaa ku tabayee
Imaamkii jacaylkubaa
Tuji adiga weeyee
Imaamkii jacaylkubaa
Tuji adiga weeyee
Adimada laxaadkiyoo laxaadkiyoo
Unugyada halbawlahaa
Inta dhiigu ka onkamo
Inta dhiigu ka onkamo
Adimada laxaadkiyoo laxaadkiyoo
Unugyada halbawlahaa
Inta dhiigu ka onkamo
Inta dhiigu ka onkamo
Xididada adeegaad
Ku dhex uumantahayoo
Ku dhex uumantahayoo
Xididada adeegaad
Ku dhex uumantahayoo
Ku dhex uumantahayoo
Udgoon ubax ka soo baxay
Oogada jidhkoo idil
Adiguna ugaasoo
Ishu macalin ishu macalin
Weeyaan
Ishu macalin ishu macalin
Weeyaan
Udgoon ubax ka soo baxay
Oogada jidhkoo idil
Adiguna ugaasoo
Ishu macalin ishu macalin
Weeyaan
Ishu macalin ishu macalin
Weeyaan
Harada iyo maqalka iyo
Aqligaa ku tabayee
Imaamkii jacaylkubaa
Tuji adiga weeyee
Imaamkii jacaylkubaa
Tuji adiga weeyee
Harada iyo maqalka iyo
Aqligaa ku tabayee
Imaamkii jacaylkubaa
Tuji adiga weeyee
Imaamkii jacaylkubaa
Tuji adiga weeyee