VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Xariir - Lyrics

xariirtii janadaay sida xuural cayntaad nafta xiiso galisaa xasuusta caashaqa xanuunka daawo uyeesha miyaan uxantagay sidii fulay miyaan xishooday sidiii ugub xalay caawa xiise galisaa xeer kiisa mudanbaa sharaf lagu xurmeeyaa ku xaqdhowr caashaqa haleeladii xayaablii xayaable daaqada sidiidii oloshaa xusuusta caashaqaagii xanuunka dhaawac uyeeshaye miyaan uxantadey xantadey sidii fulay miyaan xishooday sidii ugub xalay caway isaga ciyaar xeer kiisa mudanbaa sharaf lagu xurmeeyaa ku xaqdhowr caashaqa
Queue is empty
-- / --