VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Anaa ah boqoradaada - Lyrics

barashada jacalkeenu waa beerta naxariista beena maaha hadafkeenu boqolbaan runta ubuuxsha qalbigaygu waa buuga xasusteena sii buuxsha kama baxayo noloshaada adaan ahay boqoradaada wacada keenu buri maayo balanteenu jabaymayso faraxadeenu bimayso ana kaabaxsan mayo hadaan adiga kuu baahdo naf boqsiisa waa taada waxa ii bishaarayso inuu baaqdo haba sheegin bildhaab taadu waa ii xal hadan buu dareemaayo siday iibaxnaanayso inaan kuu bilaa waa xaq
Queue is empty
-- / --