barashada jacalkeenu
waa beerta naxariista
beena maaha hadafkeenu
boqolbaan runta ubuuxsha
qalbigaygu waa buuga
xasusteena sii buuxsha
kama baxayo noloshaada
adaan ahay boqoradaada
wacada keenu buri maayo
balanteenu jabaymayso
faraxadeenu bimayso
ana kaabaxsan mayo
hadaan adiga kuu baahdo
naf boqsiisa waa taada
waxa ii bishaarayso
inuu baaqdo haba sheegin
bildhaab taadu waa ii xal
hadan buu dareemaayo
siday iibaxnaanayso
inaan kuu bilaa waa xaq