VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Boqorkaygii - Lyrics

Bilowgi dareen naftu barashiyo Midkay beegsatoow Bilaati jacayl bayaan iixidho Boqorkaygiiyoow 2x Barbaartaba midkii iiga baaqaye Bartamaha qalbiga bayd ku yeeshayow Boqorkaygiyow boqorkaygiiyow I baxnaanisoo wan kuu bogee Bilaaahi calayk isku keen bahdow Balan iidhigoo ugu baaq aroos 2x Bilic iyo hufnaan baxsanan dabciga Midkaan ugu bogoow Basharkaba dhaman aan ka begsadow Boqorkaygiiyooow 2x Bashaash iyo midkay bulshaduba tabto Badigod ragaba burji dhaafayow Boqorkaygiyow 2x I baxnaanisoo wan kuu bogee Bilaaahi calayk isku keen bahdow Balan iidhigoo ugu baaq aroos 2x
Queue is empty
-- / --