VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Fartaan rabaa qoraa - Lyrics

haday igu furartiyo haday iifiican tahay waxaan qabo lama fahmoo sirtaydaan cidi fashilin haday fooq iga kortiyo haday filahayga taal ma jiro ruux ila fureey dantayda anaa ku filan saan yeel cidi ima fartee fartaan doonaan qoraa fikrada laylama lehee waxaan doona falaa farxada anigaa sameeya aniga aniga sameeya cidnaba uma dabo fadhiisto farxada anigaa anigaa anigaa sameeya farxada anigaa sameeya haday fajac igu tihiyo haday igu firsan tahay sidan ahay lama fisho xogtayda cidi fashilin sidan ahay lama fisho xogtayda cidi fashilin hadii fajilay dhigiyo hadii dood layga furo cidnaba lama ficil tamee dantayda fiirsada
Queue is empty
-- / --