VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Qurbo jacayl aan is dhimi karayn - Lyrics

inkastoo dagaal dhaco dhexdeenana oo xal sogalo oo xidhiidhku dheeliyo waad igu dhex nooshee sideen kaaga dheeraan inkastoo qilaaf dhaco muran iyo ismaan dhaaf oo lasku dhici karo dharaar kaama maarmo dhana klaama tagi karo dhimirkiyo xiskayga wax kastoo timaada wax kastoo inagu dhacay dhiga kuma simikaro dhaayahayga kiliyoow dharartaan cidloodo inkastoon dhaqaaq bidoon cidna kuma agdhigi karo jacl aan is dhimi karin jacl aan aanla dhimi karin jacal laan dhantaalmayn laba u dhex yoo waxaan nahay is dhartee siktoo uu dheeliyo waxa naga dhexeeya sahal kuma dhamaan karo waxa naga dhexeeyaa waxa naga dhexeeyaa jacl aan is dhimi karin jacl aan aanla dhimi karin jacal laan dhantaalmayn laba u dhex yoo waxaan nahay is dhartee siktoo uu dheeliyo waxa naga dhexeeya
Queue is empty
-- / --