inkastoo dagaal dhaco
dhexdeenana oo xal sogalo
oo xidhiidhku dheeliyo
waad igu dhex nooshee
sideen kaaga dheeraan
inkastoo qilaaf dhaco
muran iyo ismaan dhaaf
oo lasku dhici karo
dharaar kaama maarmo
dhana klaama tagi karo
dhimirkiyo xiskayga
wax kastoo timaada
wax kastoo inagu dhacay
dhiga kuma simikaro
dhaayahayga kiliyoow
dharartaan cidloodo
inkastoon dhaqaaq bidoon
cidna kuma agdhigi karo
jacl aan is dhimi karin
jacl aan aanla dhimi karin
jacal laan dhantaalmayn
laba u dhex yoo
waxaan nahay is dhartee
siktoo uu dheeliyo
waxa naga dhexeeya
sahal kuma dhamaan karo
waxa naga dhexeeyaa
waxa naga dhexeeyaa
jacl aan is dhimi karin
jacl aan aanla dhimi karin
jacal laan dhantaalmayn
laba u dhex yoo
waxaan nahay is dhartee
siktoo uu dheeliyo
waxa naga dhexeeya