VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Waayaha i baray - Lyrics

hadii ay wax tari anigaa war xumo iska waaniyoo qof xun lama wadee wareer hayla imaan oo wehesho iyo kana daba wareeg isma waafaqdee xantu waa danbiye cidna hayga warin waayahaa ibaray qofka waalan iyo kii wacan inaan isku dhinac wadee xumo iyo wanaag keenkugu wadaa hadii aad wardoon ama wariye tahay wariifyada horaan wacad uuga maree wakhti haska lumin oo waa baryaba qof walaalo ah weerarku aad kutahay wax macuni karee cabikaree kaligaa wax yeel
Queue is empty
-- / --