hadii ay wax tari anigaa
war xumo iska waaniyoo
qof xun lama wadee
wareer hayla imaan

oo wehesho iyo kana daba
wareeg isma waafaqdee
xantu waa danbiye
cidna hayga warin

waayahaa ibaray
qofka waalan iyo
kii wacan inaan
isku dhinac wadee
xumo iyo wanaag
keenkugu wadaa

hadii aad wardoon
ama wariye tahay
wariifyada horaan
wacad uuga maree
wakhti haska lumin

oo waa baryaba
qof walaalo ah
weerarku aad kutahay
wax macuni karee
cabikaree kaligaa wax yeel

Exit mobile version