VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ballan - Lyrics

Balan kaan lahayn iyo Baaqii noo dhaxeeyay Oo baahida isugu Qabnay x2 Barashadadii aan u Bogay aniga booqa- Shadaada barwaaqa Ii ahayd x2 Adigaa buxin karaayee Bar barkaaga yay ka Boodin bilicsamay bar Barkaa yay kabodin X2 Bar barkii wadnahaad Tahay bad baadadii Jacaylkaay oo baahida Isugu qabnay x2 Barashadadii aan u Bogay aniga booqa- Shadaada barwaaqa Ii ahayd x2 Adigaa buxin karaayee Bar barkaaga yay ka Boodin bilicsamay bar Barkaa yay kabodin X2
Queue is empty
-- / --