Caakamkan intuu
Cimrigaa jiro caadilna
Dhib iyo caro kuma
Badee caafimaadsan
Iyo cimri dheer baan
Caadilkaaga baryeee
Nabad ku cano maal

Caawa ha waydiin
Noloshaba ciiid bay
Kuu tahee nala cawee
X2

Allow cadow iyo caajis
Kaa fogee cadho waalid
Iyo nin ciso kayeel camal
Khayr leh iyo cafimaad
Sanbaan caadilkaaga
Baryeee nabad ku cano
Maal x2

Caawa ha waydiin
Noloshaba ciid bay
Kuu tahee nala cawee
X2

Calamkaa ogoo cidhif
Yada aduun cad ceed
Sobaxdiyo waxad tahay
Cudoon caqli kaamiloo
Ka cabsaday alaan
Caadil kaaga baryeee
Nabad ku cano maal
X2

Caawa ha waydiin
Noloshaba ciiid bay
Kuu tahee nala cawee
X2

Exit mobile version