VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Gabar - Lyrics

Gabadhyahay adaan Kuu soo go'ee Guul wacan aan gaadhnee Gacantaa i sii Inaan kuu gargaaroo Adna ii gargaartaa Garab i siisaa Gacan walaalnimo Guhaad ma fiicnee Gar aan go'aynin Galad maahin saasee Waa inaan is guursanaa Gogol xalaal wada seexanaa Galab hadaan ku arkin Geeskaad iga jirtaa kuu gaanbiyi karaa Inaan kuu gargaaroo Adna ii gargaartaa Garab i siisaa Gacan walaalnimo Guhaad ma fiicnee Gar aan go'aynin Galad maahin saasee Waa inaan is guursanaa Gogol xalaal wada seexanaa
Queue is empty
-- / --