VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Macaan - Lyrics

Macaan adiga oo kale Maalin kasto magacaagan haya Meel kastoon tago Mid kastoon arko Adigaa iiga muuq dheer Muraadkeeniyo magaceenaba Wuxuu ku waynaan karaa Adiguna maqsuud ahaataa Aniguna masuul ahaadaa Ala maankayga deeqdaay Maadadaa maskaxdaada gali Marwadii i deeqdaay Mudo badan ayaan Aniga adiga ismaqalkeena jiray Meel kastoon tago Mid kastoon arko Adigaa iiga muuq dheer Muraadkeeniyo magaceenaba Wuxuu ku wayaan karaa Adiguna maqsuud ahaataa Aniguna masuul ahaadaa Ala maankayga deeqdaay Maadadaa maskaxdaada gali Marwadii jacaylkaay
Queue is empty
-- / --