Shucaacii qalbigaay
Aniga shaki kaama qabo
Shamsadii haweenkaay
Sharaf tii lagu hogoogay

Shahaad waxaan ka ahay
Sheekadeeda lama helo
Inantu way sheegantee
Shukri sharaf mudan

Shir kastoo hablaha tagaan
Xishood dumar ugu horaysaay
Sharaf tii lagu hagoogaay

Shahaad waxaan ka ahay
Sheekadeeda lama helo
Inantu way sheegantee
Shukri sharaf mudan

Sharta ALLOW ka reeb
Iyo shuushka cudurada
Shamsadii haweenkaay
Sharaf tii lagu hagoogaay

Shahaad waxaan ka ahay
Sheekadeeda lama helo
Inantu way sheegantee
Shukri sharaf mudan

Exit mobile version