hurda seexan waayee siigaaladaydii
sodon sanaan ka maqanahay
anigoo sagaal jira subaxdan dalkaygii
sahlan aan ka dhoofee

waxaan sidaa salaan samo lagu xardho
wadnahayga suran saxiibadaydan jeclaaye
snada aan kala baadnee
siigaale joogow sidiisi waaye

waa safar xasuusoo sina kuma hilmamo
waxay ahayd salaasee saxansaxa udgoon
roobsaafiyoo seeraha ku da ayee

Exit mobile version