Xidigyahay asluubtiyo
Xishoodkiyo aqoontiyo
Xarakada u dhalataay

Xabadka iyo laabtiyo
Xididada jidhkaygana
Xarunbaad ku leedee

Xiisaha jacaylkana
Xajin waayay aniguye
Adaan kaa fikiraye
Xilima xilima xilimaynu kulana

Xiliga qarnigan jira
Xulashada naftayduba xubi adiga weeyaan

Markii aan xusuustaba
Xubigeeda nuurkiisa
Xadantooday inanyahay

Xiisaha jacaylkana
Xajin waayay aniguye
Adaan kaa fikiraye
Xilima xilima xilimaynu kulana

Exit mobile version