VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta adaan kugu faanayaayee - Lyrics

adoo ii feeranayaana mid kale la fadhiisigeeda faduuliba iima gayso falaadhi qaloocan mayso adaan kugu faanayaaye kalgacaylkeenii fogaaday hadaynu ku faro adaygnay farxadi waa inoo hadhawe jacaylkan fudaydin maynee xagaaga ka foojignow ilkaha fooda u mudan dhagtana hadaladu u furan xantiisa fuluhu ma mooga adaan kugu faanayaaye ficilka iga guuri maayo
Queue is empty
-- / --