VOA A B C D E F G H I J K L M N O P Q R S T U W X Y Z

Ana waan gurxamayaa cover Lyrics

ana waan gurxamayaa
sida aar gantaal qaba
geedu galo waayaa
hadba gees u rooraa

nafsi ha iga gadininoo
calaf geedi weeyee
gabadhaan jeclaa way
miyaad ii gargaarayn

haa dhabarka iyo laabta iyo
dhinacaa wadnahabaa
dhamac kulul ku beertoo
dhaawacbaan qabaaye

dhooleey la'aantaa
dhulka ila wareegoo
cirkaa ii dhawaaqoo
kaa dhawrsan maayee
wada dhalashadeeniyo
dhiigeena eego
dhibaatadan i haysaa
dhooleey iga dhaqaaqdee

Lyrics by: anwar

Song name
-- / --