VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Baby baby love - Lyrics

lubiga kalgacal ha laxaadsado libin aynu gaadhnee lugooyo ka dhaw r lamaana is doortay laba kala maarmin siday laabta isugu hayaan baby baby love igu ahoow laamaha jacayl haku lalaxsomee laliyo lali sidii wiifoogi laliyoo lali lali luulkii qalbigaygaay libta caashaqa aynu laasimnee lurku hayna daayee lahasho ka dhawr sida laba is jecel oon kala leexan si lilaahiya u wadagan baby baby love igu ahaw laamaha jacayl haku lalaxsomee laliyo lali sidii wiifoogi laliyoo lali lali luulkii qalbigaygaay
Queue is empty
-- / --