VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Bal waxuun samee - Lyrics

Heedhe bilistiyo duni kaa boqradey Kugu qoray bogiyo beer kaaga dhigay Beerkiyo wadanaha beerkiyo wadnaha Hadyad ala kaaga dhigay 2× Iigu kaa baxdee ila fahan balwada Boongaha tunoo ila bodo gibilada Calashaan boskiyo boorka iga celi 2× Waan kuu bogee beentaa ha odhanee Bashar kaa jantee baaqeyga dhawr Kuna baahdayoo kaama baydhaye Kuu baahdayoo kaama baydhaye Kuu baahdayoo kaama baydhaye Ala bal waxuun samee 2× Heedhe bababkii buugayga furay Oobaan ku qorey inaan kuu bukubo Una soo bandhigey una soo bandhigey Bulshadii dhamaan 2× Biladii cishqiga kula beensadee Boqortooyadii aan baafiyee Intaan baadha yahay ogow xaaladaha 2× Waan kuu bogee beentaa ha odhanee Bashar kaa jantee baaqeyga dhawr Kuna baahdayoo kaama baydhaye Kuu baahdayoo kaama baydhaye Kuu baahdayoo kaama baydhaye Ala bal waxuun samee 2×
Queue is empty
-- / --