VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Baladkii nimcada - Lyrics

Ileen Waa Boqorad iyo Waa Baadi Dhaba Bashar Qurux Leh Iyo Waa Bureeq Xula Binu Aadam Iyo Waa Bilic San Qoba Baradiyo Cilmiga Mid Bariisato Ku barbaartayoo Boqolaal Ragaa Burji Dhaaftayo Dhashii Boorama Waa Pease and Love Iftiimka Ka Bidhaama Eesh Calaa U Bogoo Oo Allaylehe Burhaanta Eesh Calaa Ka Bogtoo Waa Bil Soo Dhalatee Eesh Calaa Boqranaa Ileen Badhax Malee Waa Baxnaan Sida Bogaha Dhayiyo Waa Bad Baado Tara Oo Bilaa Caylk Waa Beerka Lula Baladkii Nimcada Beerihii Janada Mid Baqoosha Oon Ku Balwaysan Oon Basan Baas Aqoon Waa Basaas Tiriyo Burxadkii Habalaha
Queue is empty
-- / --