VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Cishqi - Lyrics

waxa guul nin geesiya siisa gabadh uu garaadku hagayee cishqi galay bogaygiyo beerka waxaad tahay gobtii aan ku sooray intaa gabadh ku nool gayigeen kuma arag ilwaadka gadaada wanaaga danteena ila gudo midhaha kalgacaylka ila guro ardaaga jacaylka ila guro adna ii noqo gacantayda ana waan ahaan garabkayga isku diray gartiisa ha qaadan kala gure dhagtaada ha siinin ha ku guban namiimka sirtiisa xidhiidhka dhexdeena ha u gafin ha u galin abaal qofku goyni hana gocan wixii galbadoo
Queue is empty
-- / --