VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dadabgalkiina - Lyrics

labayahaw dadaalkooda iyo daacadnimadooda samirkiyo dulqaadkooda ku dabaqay jacaylkooda waxa loo dabaal dagayee caawa loo durmaan tumayow waa dadab galkiina daawada daaawada arooskiina ana deeq idiin gaara hobeeya iga hooya ducadiina hobeeya ubad doora diintooda hobeeya dusha saarta calankooda hobeeya waalidkoodna darajeeyaa hobeeya DAA'IM ha idin siiyee AAMIIN ALLAHAYOW labayahaw dareenkooda iyo dabci samidooda waanadiyo dadnimadooda ku midoobay danahooga
Queue is empty
-- / --