VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dayax nuuraay - Lyrics

Dayax nuuraay dunida waxa yaal Daymadaada kuma doorsadeen Nal ii daaro inaan kaa durko Iska daayee kuma deen karo Laab ku doonto dadka kuu jecel Yee dayoobin bbe-yee kaali daadihii bbe-yee Darbi dhaxmoaha dugis dhaliyaa Dam dhulkoo yiri nuur ideeqaay Dhaaya kuu diiran oo ku daawada Yee dam irin kaali daawee Laab ku doonto dadka kuu jecel Yee dayoobin bbe-yee kaali daadihii bbe-yee
Queue is empty
-- / --