VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dhal gobeed - Lyrics

kaahiya dhabankaaga nuukra malaha dayaxa ku dhaashta dahiyo muuqa dushaada qoraxda dhacaysa u baaqda hada dhoole dhawaaqdo dhaayo yeesha indhoolku ruuxi dhimira ladnaada curyaan dhutiya dawooba marka doolaha hadaysa cirka ka dhibicdiisa keenay dartaa darta ciida dhaqaaqda dhab way dhamaan dunida iftiinta dhirtaa udugaaga yaabtay dhashii janada ducaysay dhulka awadaa ilmeeyay markuu quruxdaada dhaaday maan dhigin garabkayga ruuxna may dhalan dhoolay dhigaagu may iman oogadadhulkeena hooyana dhabarkeda masaarin marka doolaha hadaysa cirka ka dhibicdiisa keenay dartaa darta ciida dhaqaaqda dhaba way dhamaan dunida iftiinta
Queue is empty
-- / --