VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dheeman quruxsan - Lyrics

jacaylka dhabtaa hadad soo dhawaysoo dheeliga u diidoo nacabkana ka dhawrto dhalaanka sidiisa hadaan ku dhooldhooliyo dhibta intaan kaa ilaasho dhigaa hadad dhaafi waydo anaa dhaawacay naftaada xabiibi dhaayaha u rooneey dhaar waxaan ku marayaa inaan dhiiga kuu shubo inaan dhayal kaaga taginooo ruux kale ku dhaafsan dheeman quruxsaneey sidaan qalbiga kuugu dhigay hadaad igu dhiirato adkayso inaan dadab galaynoo dheeftiisa macaan dharaaro markaynu joogno intaan dhigo wanqalshiisa hadaan ubax kuu dhiibi waayo dhaliishaa anaa leh xabiibi dhaayaha u rooneey dhaar waxaan ku marayaa inaan dhiiga kuu shubo inaan dhayal kaaga taginooo ruux kale ku dhaafsan
Queue is empty
-- / --