VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Gabadh galmudug - Lyrics

gabadha gayaan aan goobi jiray ku barbaartay guri goobta reerku dago garaarkii hobyoodo waa siliyo gawana gabiyada xalgulo iyo gaalkacyo waa gobod ku nool aan la gaadhi karin ceel dheer ku nool heleleey waa gaari dumar geenya ugub waa gibil qurxoon wa gabadh galmudug ninka guursadaa gul iyo nasiiblo guud haldhaa helay gaarida gayiga somali wayn galguduud mudug gacalkeedu dago gaariso cadaad galkii caabudwaaq ceel buur guryaceel iyo godilabiyo waa gobod ku nool aan la gaadhi karin
Queue is empty
-- / --