Habsimadaada socodkiyo
Hiddaha iyo dhaqanka
Haddii la tartamo
hablaha adaa uqurux badanee
Qofkii aad uhiilisaa
Ragoo idil ka hormaraa
Halyeey loogu yeeraa
Hani do you love me
Hani ma ijeceshahay
Hani do you love me
Hani macaan waaba kaa helayee
Hilaac ifitiimiyo
Roob lagu haraad baxo
Qofkii ku helaybaa
huuno faraxad ku seexdee
Qofkii hooy kula dagaa
hooya aad unoqotaa
halyeey loogu yeeraa
Hani do you love me
Hani ma ijeceshahay
Hani do you love me
Hani macaan waaba kaa helayee
