VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ilwaad - Lyrics

suurad wacan gaari dheehle sumcad badan ruux asluuble garaad saxan maan aqoonle ALLAA igu simay qof diinle salaanteedaa xurmaynle safaadkeedaa xusuusle samayskeedaa iftiinle nasiibkayga samaanle darteed soor quudan waayay inaan sikin waayo diiday ilwaad sadrigayga siiyay ku sooray naftaan u saaray santaag iyo kibir ka waayay sagsaag male way ka suushay kashaydu miday sugaysay ayaa silic iga dawaysay saluug waa laga sifeeyay wanaagbaa loo siyaadshay waxa sanbabada u quudhay haween tii ugu sarraysay hankii aan ka seexan waayay rajiyo samirbaan ku gaadhnay ilwaad sadrigayga siiyay ku sooraynaftaan u saaray
Queue is empty
-- / --