VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jacayl iga daa - Lyrics

hadaan u caraabay cadceed dhaladkeeda casarkii galabtii iyo cawayskii mar buuqdo caashaqan u sheegay cudurka u tilmaamay alla cugasho igu diido jacayl iga daa canaanta hadaan cabatay maanta codkayga ku sheegay hadayna i caawin caynkeen u galaa jacayl iga daa cayaarta qalbiga cabanaaya caloosha huraysa intaad cago jiiday culayska dareenta midaan calmadaay cidlaysaye eega cidlaan ku ogaaday
Queue is empty
-- / --