VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jawi caashaq - Lyrics

adoo jano ii haaday haween ku ag joojin mayo adoo jawi caashaq doonay marnaba kujikaari maayo hadaad ila jirin aduunka gacalooy jirada ka dawoobi maayo baby dartaa jalka quudan maayo macaney dartaa jidiinka la raadsan maayo gacalooy dareenka oo jiliin kaweyn
Queue is empty
-- / --