Heesta Kama daalaan - Lyrics
Inta dumar iyo darmaan
Ugubi joogto dunida ba
Adna dahaboy waad
Ka duwan tahoo door
Kii noloshaay daartii
Aad tahay x2
Qurux daahira oon
Dafiri karin iyo dabac
Sani dulqad iyo samir
Dabci fiicani waa dush-
Aadoo deexsan baad
Tahay ee x2
Dhaayo daymada ku
Soo daawada kaama
Daalaan dugsigaagii
Amal kugu dagay oo
Damaashaad farxad
Dugashada daa im
Umahad naqay ee
X2
Inta doob iyo ahaa
Ruux diran oo dal iyo
Dibad daarta somaray
Doonistaaduna ana
Dajiyaay maanta diir
Saday x2
Qalbi dhaxal iyo diif
Jacayl qabay oo dar-
Een dhaba diyaar
Kuula ah baad daway
Soo amal darajada
Duubka kuu xirayee
X2
Dhaayo daymada ku
Soo daawada kaama
Daalaan dugsigaagii
Amal kugu dagay oo
Damaashaad farxad
Dugashada daa im
Umahad naqay ee
X2