VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Laciif - Lyrics

sow lagayga iyo beerka kumu si lifaaqmin jacaylku laftayda way laciif kama yeelin sow muu lumin haatan awoodan lahaayo sow hadaa ma laciin dartaa uma liicin hadaan u lamaane way lilaahi ahaanin sow lurkiisa jacaylka lahiisa mimaayo sow laxaadkiyo jiidhka ladnaanin ahaanin so la'aanta qudhayda ma loodinin waayin sow haweenba lugtooda dhamaan kama leexan sow labaatan dhigaaga la loolami maysid hadaan u lamaane way lilaahi ahaanin sow lurkiisa jacaylka lahiisa mimaayo
Queue is empty
-- / --