VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Macaanee magacaaga - Lyrics

maalintaynu joogniyoo baryo masanoo tagay indhahaygu ma qaban midaan adiga kugu masaale misaan u socod iyo hadal aan margi lahay dadku wada mabsuudan mawlaa kugu manaystee waxa ii markhaatiya oo marag madoonta wadnahayga mudaney magacaaga mooye midkaleba miirka waa ka saare misbaaxi janada iyo xuuracayn la moodye muxibiyo kalgcalbaa macaan adiga kuu hayaa malabkii shinida iyo madheedh doog ku yaalo midhihiisi soo baxay naftu ay ku modaa
Queue is empty
-- / --