VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Miciin - Lyrics

ma ogtahay muftaaxiyo inaad miyir qaba iitahay ma ogtahay midaan dumar mardhab ila qurxon ka maqsuudayaad tahay marna qalad ihoosmarayoo nalka muujiayaad tahay markalena miciiniyo cudud muuqataad tahay way nafta kama maqnaatide waad umuuqan waydaa xiska kama maqnaatide waad maamulaysaa ana furay markhaatiga ana furay markhaatiga ma ogtahay dhibkaan maray cirkii maydhayada tahay ma ogtahay maqluuuqaba kuligood ka mudan tahay dumar magac guud iyo magta way la siman tahay maskaxda iyo garaadkiyo masna way ka mudan tahay ana kaan ku moogayn kuu mahad naqaan ahay way nafta kama maqnaatide waad umuuqan waydaa xiska kama maqnaatide waad maamulaysaa ana furay markhaatiga way nafta kama maqnaatide waad umuuqan waydaa xiska kama maqnaatide waad maamulaysaa ana furay markhaatiga ana furay markhaatiga ana furay markhaatiga
Queue is empty
-- / --