VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Nafisa - Lyrics

dabcigeedu waa gaar diintay ku dhaqantoo waa ruux dadaal wacan daganoo xishood badan kartideedu waa deeq DAA'IMBAA ku sooray dibnaheedu may baran qawl damiirka dhaawaca nasab waa qof daacada dun xariira weeyaan dagan waa nafiisoo nin hantaa daryeelay quruxdeedu waa doog waa darajo gooniya caqligeedu waa dahab xidig weeyi daahira dumar lama masaalo dadnimay ku dhaaftoo inuu dhookhu ii galay waad iga dareentaa
Queue is empty
-- / --