VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Naftaan awgaa haraadsan - Lyrics

Adaa hannaan lahoo quruxsan Astur wacanoo iimaansan Akhlaaq suubanoo addeecsan Inbadan xaqdhawr lahoo wanaagsan 2xx Naftaa awgaa Asqaysan Aragsaneey dartaa hallowsan Kuu haybisoo harraadsan Jacayl awgaa hanuusan 2xx Adaa abaabin wacanoo barbaarsan Anshaxiyo aqoon lahoo dabacsan Ina dhaqan lahoo hagaagsan Abaal adigaa yaqiinsan Hubaal adigaa yaqiinsan 2xx Adaa hannaan lahoo quruxsan Astur wacanoo iimaansan Akhlaaq suubanoo addeecsan Inbadan xaqdhawr lahoo wanaagsan 2xx Naftaa awgaa Asqaysan Aragsaneey dartaa hallowsan Kuu haybisoo harraadsan Jacayl awgaa hanuusan 2xx Adaa abaabin wacanoo barbaarsan Anshaxiyo aqoon lahoo dabacsan Ina dhaqan lahoo hagaagsan Abaal adigaa yaqiinsan Hubaal adigaa yaqiinsan 2xx
Queue is empty
-- / --