VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Nasiibkayga samaa - Lyrics

suurad wacan gaari dheeh le sumcad badan ruux asluub le garaad saxan maan aqoon le ALLAA igu simay qof diin le salaanteeda xurmayn leh safaadkeedaa xusuus leh samayskeedaa iftiin leh nasiibkaygaa samaan leh darteed soor quudan waayay inaan sikin waayo diiday ilwaad sadrigayga siiyay ku sooray naftaan u saaray santaag iyo kibir ka waayay sagsaag male way ka suushay kashaydu miday sugaysay ayaa silic iga dawaysay saluug waa laga sifeeyay wanaagbaa loo siyaadshay waxaa sanbabada u quudhay haween tii ugu saraysay hankii aan ka seexan waayay rajo iyo samirbaan ku gaadhnay ilwaad sadrigayga siiyay ku sooray naftaan u saaray
Queue is empty
-- / --