adaa hanaloo qurux san asan wacanoo ilwaad san akhlaaqsuubanoo adeecsan inbadanxaqdhawr lahoo wanaagsan
naftan awgaa asqaysan mudoo dartaa hamuunsan intaa ku eegaysoo haraadsan jacal awgaa hanuunsan
hada habaabin waa hanuun barbaarsan anshax iyo aqoonloo dabacsan indhon dhaqanloo lagaadsan hubaal anigaa yaqiinsan hadal kartiloo gadaadsan diin laku korshoo toosan adaa ansha lohoo luulsan miisannaa
obsho axdilohoo balaadsan inad noqo oori garaadsan kii kuhelaa nasiibsan udug iyo heli dugaadsan
dad koodhan baa laku raacsan

Exit mobile version