VOA A B C D E F G H I J K L M N O P Q R S T U W X Y Z

Soorleey Lyrics

muuq haldhaaleey
midab hilaacley
marin dhabaalay

milgo sharaf leey
meeqaam saraleey
aayo muunadleey

maanka deeqleey
maxfuraaleey
macab quruxleey
mar xishoodleey
marti soorleey
inta mudanleey

miisaan badanleey
masuuliyadleey
marwo dhaqanleey

hadal malableey
maamuus wacanleey
aayo muunadleey

Lyyrics by: anwar

Song name
-- / --