VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Suleeqa - Lyrics

Sibaan uyar booday Layl saq dhaxoo Jinbaa suuradaada Ii sawiroo samays Kaagaa xajkii iisaxoo Sumada quruxdada Waa mid saree X2 Markaad socotaan Kasii sasayoo xarago Sidani masaarin ishee Safkii xuural caynta Saami miyaa sulekha Kolayta waa sidataa X2 Sowt kaagu lubigu Sariir dhigayo saaq Moo wadnuhu siraad Kabaxyee waakaa Surmigii jacaylku sur- mee bal kalay kasaar Adaa saldhigtee X2 Waxbaa sawirkaaga Ii suntayoo sikinba Sikin buu siyaad U noqdoo naftaan Sasabaayay baa Sahwidee sidee Tahay mana saaka Dhahay X2 Inaan sababtaada Soor ujaroo kasahiday Oonta saxna ahayn Sagaal jeer bay war- Baahin sugtee miyan Surbacaad ku siibi Karayn X2 Sowt kaagu lubigu Sariir dhigayo saaq Moo wadnuhu siraad Kabaxyee waakaa Surmigii jacaylku sur- mee bal kalay kasaar Adaa saldhigtee X2
Queue is empty
-- / --